CABAYS.COM
Daawo barnaamij abaarta Somaliland iyo saamaynta dabaysha El nino iyo gurmadka EAD
March 7, 2016 - Written by Cabays

Waa barnaamijka Kaalinta Dadweynaha oo lagu falanqaynayo abaaraha Somaliland oo dabaysha El Nino raad ku yeelatay iyo gurmadkii ay hay’ada EAD ka gashay, iyo sidoo kale xukumada Somaliland oo ka gaabisay gurmadka.

COMMENTS