Daawo barnaamij lagu faaqidayo 4ta bilood ee ka hadhay doorashada iyo xaaladaha taagan
July 16, 2017 - Written by Cabays
Cabays Media:- Iyadoo ay ka hadhsan tahay 4 bilood in ay doorasho ka dhacdo Somaliland, ayaa waxa la is weydiinayaa sida ay xaalada dawlihu noqon karto mudaaa kala guurka ah iyo waxa ay sixi karto ama qaban karto xukumada mudadaa ku dhawo todobo sano ka badan xilka haysa.