CABAYS.COM
Daawo: Barnaamij lagu qaadaa dhigayo gacan ka hadalkii Golaha Wakiilada Somaliland
September 13, 2015 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media Staff Writet:-

 

Daawo barnaamij si weyn logogu qaadaa dhigayo gacan ka hadalkii Golaha Wakiilada Somaliland ee Sabtidii ku dhex maray Gudoomiye Cirro iyo ku xigeenkiisa oo aan hore uga dhicin golaha.

Feedhkii iyo sidii uu ku bilowday iyo aragtida dadweynaha oo kala duwan. Halka uu salka ku hayo gacan ka hadalku qodobo kale oo xiiso leh.

 

Halkan hoose ka daawo video-ga

Yaa la tumay?

Yaa la tumay?

 

 

COMMENTS