CABAYS.COM
Daawo : Barnaamijka Bedka Soo Dhigay In La Boobay Doorashada Somaliland Ka Dhacday Iyo Xogaha Halistooda Leh Oo Uu Dibada Keenay 
June 22, 2018 - Written by Cabays

Hargeysa(Cabays Media )soo saaraha barnaamijka baadigoob cabdirisaaq yuusuf cali ” Terra”  ayaa todobaadkan bedka keenay  xogo halis ah oo ku aaday in boob midkii ugu xumaa ka dhacay doorashadii  somaliland ka dhacday 13 nov ee sanadki 2017

Barnaamijka wuxuu degmo degmo  u tegayaa goobaha tuhunka badani ka jiray iyadoo dadka uu waraysanayo intooda badan bedka kenen in doorashadu ahayd mid  aan xalal ahayn isla markaana la boobay,sidoo kale waxa muuqata in doorashada dhacday   musuqmaasuq ka dhacay gacantii ugu weynayd ka geysteen komishanka doorashooyinka somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka

COMMENTS