CABAYS.COM
Daawo: Daah furka Barnaamijka La Yidhaa Qaabee Qarankaaga JSL
September 8, 2015 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media Staff Writer:-

 

Waxa magaalada London lagu daah furay BarnaamiJka Qaabee Qarankaaga JSL oo ah mid muujinaya sida Somaliland ugu baahan tahay in la qaabeeyo dhan walba oo loo sameeyo hanaan nidaamsan oo heer kasta ah

Kulanka daahfurka oo ay isugu yimaadeen dad badan oo reer Somaliland ah oo ku dhaqan London iyo nawaaxigeeda ayaa fikrado iyo doodaba la isku weydaarsaday.

Eiid

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo

 

COMMENTS