CABAYS.COM
Daawo Gudoomiye Cirro iyo Madaxweyn Muuse hadalo ay isweydaarsadeen
January 25, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media: Todobaadkan ayaa waxa hadalo aad u muujinaya sida aanay wali iskugu sansaanayn madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Gudoomiyaha xisbiga Waddani, C/raxmaan Cirro ay isku weydaarsadeen qaab isku jawaabis ah iyagoo goobo kala duwan ku sugan.

 

Hadaladaas ay isweydaarsandeen madaxweyne Muuse Biixi iyo Gudoomiye C.raxman Cirro waxa ay bulshada u iftiimyeen in wali uu jiro murankii doorashada iyo in xisbiga Waddani aaminsan yahay in doorashadii uu xisbiga Kulmiye ku guulaystay ay xisbiga Waddani guushu raacday.

Halkan hoose ka daawo labad video ee ay iskugu kala jawaabayeen,

Han hore waa Gud. Cirro hadal uu ka jeediyey deegaanka Dilla 21.01.2018 oo keenay in uu madaxweyne Muuse Biixi ka jawaabo laba maalmood kadib.

iyo Gudoomiye Cirro oo haddana ka sii jawaabay hadalka madaxweyn Muuse Biixi Cabdi

 

COMMENTS