CABAYS.COM
Daawo Gudoomiye Cirro oo Hooyo Waayeel ahi Duco u Gunuday – qaabka ducaduse waa noocma
January 2, 2021 - Written by Cabays

CabaysCabays Medi (JSL) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, Mudane C/raxman Maxamed C/laahi Cirro iyo wafti kormeer ku marayey deegaamda Gobolada Togdheer iyo Daadmasheed goobaha duwaangalintu ka socotay maalmahan ayaa deegaanka la yidhaa Harada ay hooyo waayeel ahi ay ugu ducaysay Gud. Cirro. Hooyadan oo aan waligeed hore u arag gudoomiyaha, marka sawirkiisa laga reebo, ayaa qaab aan hore loo arag ugu ducaysay in uu guusha doorashada madaxtinimo helo.

Daawo qaabka ducada oo ah mid ay u guntayso shay astaan uga dhigtay hana shada madaxtimimada sare ee JSL.

Screen Shot 2021-01-02 at 01.37.33

COMMENTS