CABAYS.COM
Daawo : Gudoomiye Cirro oo maanta la hadlay dadweynaha reer Caynaba
May 1, 2018 - Written by Cabays

Caynaba (Cabays Media) Gudoomiyaha xisbiga waddani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi Cirro ayaa maanta la hadlay dadweynaha reer caynaba gudoomiye cirro waxa uu ku guda jiraa safar uu ku gaala bixinayo gobollada bari ee somaliland waana markii ugu horaysay gudoomiye cirro safar ku  marayo gobollada bari tan iyo markii ay dhacday doorashadii dalka ka qabsoontay

 

COMMENTS