CABAYS.COM
DAAWO: Hooyo Waayeel Ah oo Sheegtay in Maayir Soltelco Ku Tacadiyey.
April 13, 2018 - Written by Cabays

Hargeysa(Cabays) Hooyo waayeel ah oo ku nool caasimadda Hargeysa ayaa sheegtay inay tacaddi kala kulantay maayirka caasimadda Cabdiraxmaan Soltelco, waxaanay sheegtay inuu ka qaadayo dhul ay sharci u haysato, cashuurna ka bixin jirtay.

COMMENTS