CABAYS.COM
Daawo hubaka laga qabsaday ciidamada Puntland iyo goobihii lagu jabiyey oo la soo bandhigay
May 16, 2018 - Written by Cabays

Cabaus Media: – (Laas-caanood) Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ayaa soo bandhigay goobaha iyoo hubka ay ka qabsadeen kuwa Puntland kadib dagaalkii maalintii Isniintii oo aan waxbal la iskula hadhin.

Ciidamada Puntland oo taageero hubeed iyo mid dhaqaale ka helay dawlada Federalka Soomaaliya ayaa isku soo biineeyey ciidamada JSL ee saldhigoodu yahay deegaanka Tukaraq, waxase gaadhay khasaare laxaadle.

COMMENTS