CABAYS.COM
Daawo: Khubadii Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Ee Magaalada Edmonton iyo Digniihii uu ujeediyey Xukumada Siilaanyo
April 27, 2015 - Written by Cabays

Edmonton- Canada ( Cabays Media) – Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID, Jamaal Cali Xuseen oo socdaal ku maraya wadamada Canada iyo USA ayaa magaalada Edmonton ee galbeedka Canada dhawaan socdaal uu ku tagey si weyn loogu soo dhaweeyey, isla markaana halkaa ka jeediyey khudbada dhinacyo badan leh oo uu kaga hadlay xaalada dalka iyo siyaasada UCID.

Khudbada oo dhan halkan hoose ka daawo:

 

COMMENTS