CABAYS.COM
DAAWO: “Maanta Somaliland Iyo Soomaaliya Dagaal Uma Baahna…” Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah.
June 5, 2018 - Written by Cabays

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa tababar usoo xidhay dufcaddii 29-aad ee katirsan ciidamada Booliska oo ka qalin-jabisay dugsiga tababarka ee Mandheera Iyo ciidamo muddo baranayey dambi-baadhista iyo xeerarka kala duwan ee dalka oo ay muddo waxbarasho uga socotay xarunta taliska guud ee Booliska,

 

Halkan hoose ka hadalka Madaxweynaha oo dhammaystiran

COMMENTS