CABAYS.COM
Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelo Ku Diriraya Gobolka Sanaag
May 9, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Hargeysa- JSL) – Madaxweynaha  Jamhuuriyada Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta baaq nabadeed u diray beelaha walalaha ah ee ku diriray Deegaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag, waxaanu madaxweyne Biixi u  beelahaasi ugu baaqay in ay si deg deg ah uga shaqayaan nabad waarta ee laga hir geliyo degaanada ay ku dirirayaan labadan beelood.

Halkan Hoose ka Daawo 

COMMENTS