CABAYS.COM
Daawo : Mudane Daahir Rayaale oo farriin adag u diray bulshada Ceelafweyn
May 18, 2018 - Written by Cabays

Cabays

Cabays Media: (Hargeysa -JSL) Madaxweynihii 3aad ee soo mara Jamhuuriyada Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa si adag uga hadlay colaada u dhaxaysa labada beelood ee wada dega deegaanka Ceelafweyn ee gobolka Sanaag.

Hadal uu Daahir Riyaale ka jeediyey xaflad ka dhacday Madaxtooyada JSL oo lagu xusayo maalinta dib ula soo noqoshada madaxbanaanidii Somaliland oo ku beegan 18 May , ayuu baaq adag uga jeediye Reer Sanaag, siiba Ceel Afweyn oo haatan soo afjarantay colaadii ka dib markii gacan bir ah ay xukumadu ku qabatay dhawaan.

Halkan hoose ka daawo: Mudane Daahir Rayaale Oo Farriin U Diray Bulshada Ceelafweyn

 

 

COMMENTS