CABAYS.COM
Daawo Muuqaal: Xubin Xisbiga Waddani oo amaan kula dul dhacay madaxweyne Siilaanyo iyo hadalo lama filaan ah
October 12, 2016 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:

 

Xafladii habeenimadii Axada ee 08/10/2016 ee jaaliyada Somaliland iyo waftigii uu hogaaminayey madaxweyne Siilaanyo,  ayaa waxa laga jeediyey khubado kala dwuan, kuwaas oo sidoo kale ay jeediyeen xubno lagu sheegay in ay ku hadlayaan magaca xisbiyada mucaaridka ah.

Xubnahaas ku hadlayey magaca UCID iyo WAddani ayaa ka jeediyey khudbado aan laga filayn. Waxa ka mid ah kan xubinta Waddani ka mid ahi jeedisay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka:

WADD

COMMENTS