Daawo Nimco Yaasiin oo Ruxday Xafladii Abw C/aahi Xasan Ganey ee London
December 15, 2019 - Written by Cabays
Cabays Media – (London-UK) Magaalada London ayaa xaflada balaadhan oo soo dhaweyn iyo sabootin ah loogu sameeyey abwaan C/llaahi Xasan Ganey oo booqasho ku jooga UK ayaa fanaada Nimco Yaasiin ruxday dumarkii ka soo qaybgalay , iyadoo qaaday hees badi dumarka kaga ilmaysiisay.
Halkan hoose ka daawo heesta
COMMENTS