CABAYS.COM
Daawo : Wadooyinka Magaalada Hargeysa Oo Burbursan Iyo Doorkii Dawllada Hoose Oo Maqan
May 1, 2018 - Written by Cabays

Hargeysa (Cabays Media ) Iyado ay mudooyinkii ugu danbeyey robab xoogani ka dayeen magaalada hargeysa ayaa waxa isa soo taraya burburka wadooyinka caasimada hargeysa wadayaasha gaadiidka ayaa iygu ku dhaliilay dawllada hoose ee hargeysa in ay gabtay doorkii waxqabad ee kagaga aadnaa wadooyinka caasimada

Halkan Hoose Ka Daawo 

COMMENTS