CABAYS.COM
Daawo Wareysi Dhinacyo badan iyo Madaxweyne-xigeenka Jam Somaliland –
April 9, 2017 - Written by Cabays

CabaysCabays Media:-

Madaxweyne-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, mudane C/raxman C/laahi Saylici oo wareysi dhinacyo badan siiyey wariye C/laahi Maxamed Cali oo ku booqday guriga uu degan yahay mudane Saylici ayaa wareysigan kaga waramay arimo badan oo uuna hore uga waramin iyo aragtidi uu ka qabay in gudoomiye Muuse Biixi isa soo sharaxo. Wareysigan ayaa ka baxay Kalasan TV oo uu wariye C/laahi Maxamed Cali ku lee yahay barnaamij joogto ah Sabti walaba.

Sayli

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo wareysiga oo dhan:

 

COMMENTS