CABAYS.COM
Dareen Muwaadin: Maxamed BK ma Qasaa’id buu qaadi doonaa markuu Xamar tago?
December 31, 2019 - Written by Cabays

Dareen Muwaadin: Maxamed BK ma Qasaa’id buu qaadi doonaa markuu Xamar tago?

Haye, Maxamed BK intii khalad u fahan tahay hadalkiisii la wareejinayey ayuu raaligalin siiyey, waxaanu raaciyey in uu Xamar iyadana tagayo!

Ma ku aamusayaan intaa iyo inta kale ee uu yidhi?

Markaan daawaday wareysiga Abdixaafid, waxa aan dareemay in BK sidii nin dambiile ah loo wareysanayo, oo xaal iyo raaligain awgeed loo wareysanayo. Cabdixaafid marna kuma ixtiraamin ducadii hore ee uu BK u duceeyey.

Wareysigaa waxa ka muuqda in BK 360 degree ay badashay qayladii ugu dambaysay ee lagu kiciyey. – Waase nin iyo adkaygsigii!

Waxa kale oo is weydiin leh markuu lee yahay “Siyaasada iyo Fanka waan kala saarayaa” Markuu Xamar tago m qasaa’id buu qaadi doonaa?

Marka calanka bulguuga aha la dul-wadho ee loo dhiibo hees calanka Soomaaliya, ma siyaasadii iyo fankii ayuu saani u kala saaray?

Bal aynu eegno masalaha cusub ee uu koray!

BK Ceeb

COMMENTS