CABAYS.COM
Doorashada Donald Trump: Ma tahay wax laga walwalo – Daawo Prof. Samatar oo sharaxaya
November 14, 2016 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:-

 

Doorashad madaxweynaha cusube ee dalka Maraykanka, Donald Trump oo abuuray walaac ay qabaan badi bulshada caalamku. Hase ahaatee waxa is weydiine arimhii uu ku ololeeyey maxaa iska badali kara, muxuuse hirgalin karaa.

Barnaamijka Kaalinta Dadweynaha ee C/laahi Maxamed Cali ayaa wax ka weydiiyey Prof, Axmed Isnaaciil Samatar.

Halkan hoose kadaawo barnaamijka oo ay dadweynuhuna ka qaybqaateen.

 

Trump

 

COMMENTS