CABAYS.COM
Faaqidaada socdaalkii madaxweyne Muuse Biixi -Maxaa mudan in la iska weydiiyo?
March 20, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:-   Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa socdaal aad loogu han weynaa oo uu ku taggey dalka Imaaraadka Carabta ayaa markii uu ka soo laabtay waftigii uu hogaaminayey oo si heer sare loogu soo dhaweeyey dalka Imaaraadka, ayaa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu ka gaabsaday in uu umada uga waramo wixii guulo ama heshiisyo ah markii uu soo gaadhay Hargeysa oo aad loo sugayey.

Haddaba wariye Claahi Maxamaed Cali oo bilaabay xubin muuqaal ah oo uu kaga faaloodo arimaha siyaasada iyo siyaasiga oo la yidhaa Rayi’i-doon ayaa kaga faalooday hadalo ay jeediyeen wasiirka wasaarada Biyaha, Saleebaan Cali Koore iyo gdoomiyaha xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe oo hadalo guud xaadh ah iyo qodobo ah sheegay.

Halkan hoose ka daawo barnaamijka.

 

 

museharg4

COMMENTS