CABAYS.COM
Guddi Dabar Ku Noqonaya Musuq-maasuq Lagu Tuhmay Xukuumaddii Khayre Oo Lagu Dhawaaqay
September 7, 2020 - Written by Khalid King

(Cabays Media) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya, ayaa maanta meel mariyay Xunbaha guddiga madaxa bannaan ee la-dagaallanka Musu-maasuqa.

Guddigan ayaa waxaa ku jira Wasiiru-dawlihii hore ee Wasaaradda Cadaaladda Soomaliland Khadar Axmed Diiriye.
Macagyada Xubaha la anxisiyaya ayaa kala ah:
1:- Maxamed Cabdikariim Ibraahim
2:- Avv. Cabdiweli Axmed Cumar
3:- Dr. Xasan Khaliif Xasan
4:- Avv. Maxamed Xuseen Xaamud
5:- Avv. Saciido Maxamed Xaashi
6:- Amiin Axmed Sh. Cabdiraxmaan
7:- Cabdullaahi Sh. Abuukar
8:- Khadar Axmed Diiriye
9:- Saamiya Siciid Xuseen.

 

 

 

Cabays news.com

COMMENTS