CABAYS.COM
Habysooca yaa horseedi kara habka looga gudaayo -Abwaan Shaacir & aqoonyahan tilmaamay sida
August 26, 2020 - Written by Cabays

(CabaysCabays Media) – Habysooca ama ku takoorka qof haybta ma qolada uu yahay waa arin aan qofna ogolaan karin. Bal ka waran reero dhan oo qariyaal la soo haybsoocayey, isla markaana aan marna aanay jirin cid si cad u dooda. Nasiib dawanaag sanadahan dambe waxa bulshooyinku dareeneen dhibta lagu hayo bulsho la af, diin, dhaqan iyo  deegaan, waxaan hadda socda doodo ku wajahan habysooca iyo sidi loo aoo afjari lahaa.

Haddaba halkan hoose ka daawo barnaamij lagu faaqidayo sida haybsooca looga gudbayo iyo cida ay mudan tahay in ay horseedan.

COMMENTS