CABAYS.COM
Hadal uu jeediyey madaxweynaha Puntland Axdii ayaa ayaa daaha ka rogay xogo culus oo Farmaajo ah
February 22, 2021 - Written by Cabays

CabaysCabays Media ( Siyaasada Somalia) – Hadal aad u soo jiitay dadweynaha la socda siyaasada Soomaaliya oo uu jeediyey Madaxweynaha Puntland, Siciid C/laahi Dani ayaa daaha ka rogay xogo xasaasi ah oo tibaaxaya in madaxweynaha ay ka dhamaatay mudo xileedkii la doortay, Maxamed C/laahi Farmaajo uu yahay qof ka duwan kan dadku moodayaan, isla markana aad ugu heelan in uu awooda dalka Soomaaliya haystto si kastoo uu ku haysanayo.

Hadaba waxa la is weydiinaya madaxweyne Farmaajo ma shaqsiyad kale ayuu la soo baxay?

Halkan hoose ka daawo barnaamij faahfaahinaya oo Dr. Maxamed Sheekh Cali Nuur iyo wariye C/laahi Maxamed Cali ku qaadaadhigayaan hadaladii Dani iyo shaqsiyada Faramaajo.

 

COMMENTS