CABAYS.COM
Iid Xasan Aw Muuse oo qadiyada JSL ugu dhaqwaaqay oo musharaaxnimadiisa faahfaahiyey
March 20, 2016 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:- Iid Xasan Aw Muuse oo ku caan ah u dhaqdhaqaaqa qadiyada Somaliland iyo arimaha bulshada jaaliyada Somaliland ee UK oo dhawaan ku dhaqaaqay in uu isku taagayo musharaxnimada Golaha Wakiilada JSL,  ayaa isagoo u waramay wariey C/laahi Max’d Cali oo ku wareystay barnaamijka Kalinta Dadweynaha ee Kalsan TV sharaxay waxa uu sobobay in uu isa soo sharaxo.

Halksan hoose ka daawo:


Eiid

 

COMMENTS