CABAYS.COM
Ismaaciil Yare: ‘Kulmiye aqal quraarad ah ayuu ku jiraa – kolba sida ay noola hadlaan baan ula hadlaynaa
August 8, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:- Siyaasi Ismaacii Adan oo loo yaqaan Ismaaciil Yare olole xisbiga Waddani ka wado gobolka Saaxil iyo deegaamada soo xiga Maroodijeex ku weheliyey musharax xisdbiga Waddani ayaa khudbad uu u jeediyey dadweyne deegaanka Dacar Budhuq u sheegay in xisbiga Kulmiye nugul yahay, isla markaana uu ku jiro aqal quraarad oo kale ka samaysan oo dil-dilaac ku jiro.

Ismaaciil Yare ayaa sidoo kale sheegay qaabka uu ula hadli doono Kulmiye, kadib weerarkuu uu ku qaaday musharax Kulmiye maalmihii la soo dhaafay.

Halkan hoose ka daawo khudbadii Ismaaciil Yare.

 

COMMENTS