CABAYS.COM
Maayir Ku Xigeenka Caasimada Hargeysa Oo Shahaado-Sharaf ku maamuusay Gaadiidlayda Iska-rogooyinka
June 5, 2018 - Written by Cabays

Hargeysa(Cabays Media) Ku-xigeenka Duqa caasimada Jam. Somaliland ee Hargeusa, Cabdicasiis Cagoweyne ayaa Shahaado -Sharaf ku maamusay Iskaashatada Gaadiidka Iska=rogooginka ee ka shaqeeya caasimada JSL.

Iskaashatada Iska-rogooyinka ayaa qayb weyn ka qaatay gaageerada Ciidanka Qaranka JSL iyo dadkii ay saamaynta ku yeelatay duufaanihii ku dhuftay xeebta Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka 

COMMENTS