CABAYS.COM
Madaxweynah Somalia oo qiray in Itoobiya aqoonsanayso Somaliland
January 24, 2024 - Written by Cabays

Madaxweynaha Dawlada Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu siiyey Idaacada TV-ga Aljazeera ayaa sheegay in waxa ay uga soo horjeedaan heshiiskii 1dii bisha koobaad ay Somaliland iy Itoobiya ay kala saxeedeen ay tahay in ay aqoonsanayso Itoobiya Somaliland. Halkan hoose ka daawo barnaamijka wareysigaas laga diyaariyey.

COMMENTS