CABAYS.COM
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Oo Ka Dayrinaaya Xaalada Dhaqaale Ee Putland
July 5, 2018 - Written by Cabays

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiim Camay waxa uu sheegay in maamulka Puntland u baahan yahay 0.5 ama hal hal dollar oo bulshadu ugu deeqdo dawladda si ay dagaalka Somaliland ugu sii jiri karto. Waxa uu sheegay in ay dawladnimada Puntland tahay mid iska liic liicaysa oo Harag shabeel huwan taas oo uu si weyn ugu liiday heerka dawladnimada Puntland.

Waxa uu ku andacooday in xilligoodii gabaabsi yahay isaga oo Somaliland ugu baaqay nabad iyo walaalnimo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka 

COMMENTS