CABAYS.COM
Magacyadda 13 Waddan Oo Uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Bookhasho Ku Tagay Muddadii Ay Jirtay Xukuumadda Madaxweyne Biixi
April 12, 2018 - Written by Cabays

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa waxa uu booqasho ku tagay 13 Dal, muddadii 120-ka maalmood ahayd ee ay jirtay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Dalalkan ayaa kala ah:
1- Rwanda
2- S. Tome e Principle
3- Itoobbiya
4- Mozambique
5- Seychelles
6 – Burundi
7 – Cape verde
8 – UK
9 – Koonfurta Suudaan
10- U.A.E
11- Cameron
12- Jabbuuti
13- Malawi
Waxaana safarrada wasiirku ay la xidhiidheen sidii dalalkaasi looga dhaadhicin lahaa qaddiyadda madax-bannaanida Somaliland iyo danaha kale ee la wadaagi karo – Sida lagu sheegay buugga wax-qabadka 120maalmood ee xukuumadda madaxweyne Biixi.

COMMENTS