CABAYS.COM
SAFIIRKA SOMALILAND U FADHIYA DALKA ITOOBIYA MUXUU KA YIDHI DIBLUMAASIGA LOO SOO MAGACAAABAY SOMALILAND
December 18, 2018 - Written by Cabays

Cabays.Media (Hargeysa)  Safiirka Somaliland u fadhiya Waddanka Itoobiya ayaa shaacay ka qaaday in Dawladda Itoobiya Somaliland usoo magacowday Diblumaasi sare oo xilal kala duwan kasoo qabtay Waddanka Itoobiya.

Magacaabista Safiirka Cusub ee Somaliland ayaa kusoo beegmaysa xili beryihii u danbeeyey  ay soo baxayeen warar sheegaya in xidhiidhkii ay wada lahaayeen labada wadan uu hoos u dhacay tan iyo intii uu yimi xukunka cusub ee Abiy Axmed, balse magacaabista Safiirkan ayaa wax weyn ka bedeli doonta wararkaasi.

Halkan ka daawo

COMMENTS