CABAYS.COM
Siyaasi Ismaaciil Buubaa oo walaac ka muujiyey xadhig uu sheegay in cid lala beegsanayo
April 20, 2018 - Written by Cabays

Cabays Media- (Hargeysa – Somaliland) Siyaasi Ismcaaciil Hure Buubaa oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Waddano ayaa eedo cad cad dusha uga saaray xukumada Muuse Biixi Cabdi, kana digay xadhig uu sheegay in lagula kacayo dad gaar ah marka ay fikirkooda cabiraan.

Ismaaciil Buubaa oo u doodayey xadhiga saddexda sano ee lagu xukumay Naciimo Qorane oo fikir ahaan u ololaysa Soomaali weyn ha dal dawlad ah wadaagta iyo xubno kale oo uu sheegay in ay dawlada u xidhan tahay.

Halkan ka daawo muuqaalka hadalka siyaasi Ismaaciil Buubaa

 

COMMENTS