CABAYS.COM
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Taageeray Shirka GARXAJIS Shirkii Ciidagale-na Dib U Dhigay
June 21, 2018 - Written by Cabays

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa taageeray in wakhtigiisa la qabto shirkii beelaha Garxajis isaga dib u dhigay shirkii uu maalintii dhawayd ku dhawaaqay ee beesha Ciidagale,

                                                   Halkan hoose ka DAAWO warkan

COMMENTS