CABAYS.COM
Taliyaha Ciidanka Booliska Cabdillaahi Fadal Iimaan Oo Laascaanood Gaadhay
July 6, 2018 - Written by Cabays

Laascanood(Cabasy Media ) Taliyaha ciidanka booliska somaliland sareyee gaas cabdilaahi fadal iimaan waxana halkaasi ku soo dhoweyey maamulka gobolka sool iyo sidoo kale laamaha amaanka gobolkaasi waxana ugu horaynba halkaasi ka hadal gudoomiyaha gobolka sool cabdi khayre dirir

 

Halkan Ka Daawo Muqaalka 

COMMENTS