CABAYS.COM
Waa Maxay Sababta 1 May Looga Dhigay Maalinta Shaqaalaha Aduunka ?
May 1, 2018 - Written by Cabays

Hargeysa(Cabays Media ) Sanad walba waxa guud ahaan aduubn weynaha laga xuskaa maalinta shaqaalaha aduunka oo ku beegan 1 may  iyadoo maalintan fasax la geliyo guud ahaanba shaqaalaha kala duwan ee dawlladaha iyo haayada  hadba muqaalkan hoose waxaan ku ogaanaynaa xog dheeraad ah oo ku saabsan sababta 1 may looga dhigay maalinta shaqaalaha aduunka

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS