CABAYS.COM
Waar Laan-dheerenimadu Xilbay leedahay ee xilkii hala idinka Arko” – Nuxurka Farriin loo xambaariyey Golaha Dhaqanka Oromada ee Hargeysa yimi
December 18, 2018 - Written by Cabays

Cabays.media (Hargeysa) Golaha Guurtida Somaliland, ayaa kulan la aqaatay Wefti ka socda Golaha Dhaqanka Oromada oo socdaal ku yimi magaalada Hargeysa.

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan oo kulanka kaddib saxaafadda uga warramay arrimaha ay ka wada-hadleen Madax-dhaqameedka u sarreeya Oromada oo Axaddii todobaadkan Hargeysa lagu soo dhaweeyey, waxa uu sheegay inay kala hadleen xurgufta u dhaxaysa Oromada iyo Soomaalida dalka Itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HADALKA GUDDOOMIYAHA GUURTIDA

COMMENTS