CABAYS.COM
Waftigii Shiinaha ee Jimcihii la kulmay madaxda JSL raadnoomcam ah ayey Somaliland ku reebeen?
August 10, 2020 - Written by Cabays

Cabays (Hargeysa- JSL)  – Socdaalkii waftiga Shiinaha ee kulanka la qaatay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo madaxda sare ee Somaliland ayaa xogo ka soo baxeen tibaaxayaan in waftigaasi Shiinihu aanu raad ku reebin madaxda Somaliland.

Halkan hoose ka daawo ka daawo barnaamij istiiminaya kulankii waftiga Shiinaha iyo qodobo ka mid ah warar  la xidhidha Somaliland & Itoobiya.

 

COMMENTS