CABAYS.COM
Wakiilka Jam Somaliland ee Maraykanka oo ka waramay arimo cusub oo uga soo kordhay USA
February 9, 2021 - Written by Cabays

CabaysCabays Media – (Somaliland – USA) – Wakiilka JSL ee dalka Maraykanka oo wareysi ku saabsan arimaha Somaliland ee xafiiska ay ku leedahay magaalada Washington DC kaga waramay arimo badan oo la xidhidha heerka xidhiidhka JSL & USA.

Mudo ku dhow saddex sano ka hor ayaa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u magacaabay Bashiir Sheekh Cumar Good ayaan mudadaas  laga helin wax war ah oo ku saabsan shaqada xafiiska JSL ee Washington DC, waana markii ugu horaysay ee uu si faahfaahsan uga waramo.

Halkan hoose ka daawo.

Goth

COMMENTS