CABAYS.COM
Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Xaaladda Suudaan Kala Soco Shabakadda Cabays Media
April 11, 2019 - Written by Cabays

Khartuum (Cabays)- Waxa aynu isku dayi doonaa in aan mar dhaw warbixin idiinka diyaarino wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda waddanka Suudaan kadib casilaaddii ay ciidamada waddanka Suudaan xilka kaga qaadeen Madaxweyne Cumar Xasan Al Bashiir.

Dhawaan Kala soco warar faahfaahsan shabakadda Cabays Media.

 

COMMENTS