CABAYS.COM
Warbixin: Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh iyo heerka diblamaasiyadeed ee Somalia
February 16, 2024 - Written by Cabays

Cabays Media – Madaxweynaha xaalku ku adag yahay ee Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal uu ugu baxay dalka Itoobiya si uu uga qaybgalo shirka 37aad ee Ururka Midowga Afrika oo ka dhacaya caasimada Itoobiya ee Addis Ababa ayaa qaabka loo qaabilay iyo heerka diblamaasiyadeed ee ay taagan tahay Soomaaliya muuqataa.

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh oo Addis ka degay xili xaalku ku xun yahay

COMMENTS