CABAYS.COM
Wariyaha ruugcadaaga ah ee BBC Laanta Aduunka – Mary Harper oo muujisay kalsoonida ay JSL ku qabto marka ay soo booqto
July 24, 2019 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Hargeisa- JSL) Wariyada u dhalatay dalka UK ee ruugcadaaga ah, Mary Harper oo ka mid ahayd wariyeyaasha u yimid Hargeysa in ay ka waramaan Carwada Caalamiga ah ee Buugaata Hargeysa, ayaa k dareen bixisay aragtida iyo dareenka ay ka qabto ama ka haysato Somaliland iyo Somalia iyo sida ay dareento marka ay kala booqato labada dal.

Mary Harper ayaa s iniyadsami ah u sheegtay in ay walaac ka qabto amaankeeda marka ay tagto Muqdisho. Hase ahaatee marka ay Somaliland timaad ay dareento dareen kaa ka duwan.

Hadalka Mary Harper ayaa keeni kara mid xukumada Muqdisho u qaadan karto mid la safatay JSL.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Mary Harper oo cabiraysa dareenkeeda ku aadan Muqdisho & Hargeysa

M Harper

COMMENTS