CABAYS.COM
Wasiirka Arimaha Dibada Jam. Somaliland oo hortagey Golaha Wakiilada kana jawaabay Su’aalo
March 11, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media: Wasiirka Arimah Dibada Jamhuuriyada Somaliland, Dr Sacad Cali Shire ayaa looga yeedhay Golaha Wakiilada JSL oo su’aalo lagu weydiiyey. Xubanaha Golaha Wakiilada Jam Somaliland ayaa su’aalo badan weydiiyey Wasiirka Dr. Sacad Cali Shire.

Halkan hoose ka daawo su’aalihii ugu mhiimsanaa oo uu wasiir Dr. Sacad kaga jawaabayo.

Sa'ad

COMMENTS