CABAYS.COM
Wefti Ka Socda Bangiga Aduunka Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Golaha Wasiirada Somaliland
June 6, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Hargeysa JSL) Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Qaranka Jam.Somaliland iyo xubno kamid ah Golaha Wasiirrada xukumada ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay masuulka Smaliland iyo Somaliya u qaabisan Baanka aduunka.

Kulankan dhex maray wasiirradan ka tirsan xukuumada Jam. Somliland iyo masuulkani ka socda baanka aduunka waxa lagaga wada hadlay mashaariicaha kala duwan ee uu Somaliland ka bixiyo Baanka adduunku.

                                          Muuqaalka warkan halkan ka daawo

COMMENTS