CABAYS.COM
Xidigaha Geeska oo hees kula hadlay Nimcaan Hilaac iyo Yurub Geenyo
April 20, 2017 - Written by Cabays

 

Cabays

 

Cabay Media:- Fanaaniita Xidigaha Geeska oo todobaadkan ooda ka soo qaaday heeso cusub ayaa si aan hore loo maqal ama loo arag ula hadlay xubno hore uga tirsanaa oo u hayaamay Xamar. Waa kuwee kuwaasi iyo waa noocma heesta ay kula hadleen. Halkan hoose ka daawo wacdaraha ay muujiyeen Xidigaha Geesku.

 

 

COMMENTS