CABAYS.COM
Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo loo muujiyey taageero laxaadle inuu Gudoomiye G. Wakiilada JSL noqdo
June 6, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:- Xildhibaan Saleebaan Yusuf Cali Koore oo dhawaan magaalada Hargeysa ka shaaciyey in uu u sharaxan yahay jagada gudoomiye ee Golaha Wakiilad JSL , ayaa dalkan UK ay taageero xoogan u muujiyeen qurbejooga ku dhan. Kulan casho ah oo ay iskugu yimaadeen xubno kala duwan oo ka soo kala jeeda Somaliland oo dhan ayaa waxa markii ugu horeysay xubin u sharaxan Golaha Wakiilada Somaliland gudoonkeeda ay si wada jir ah ugu baaqeen in la taageero Xildhi. Saleebaan Cali Koore.

T-Koore1

T2 T3 t4

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo warbixinta kulankaa cashada ah ee lagu taageeray Xildhi. Saleebaan Cali Koore.

 

COMMENTS