CABAYS.COM
Xisbiga Kulmiye Oo Ka Jawaabay Eedo Mucaaridku U Soo Jeediyey Iyo Xaalada Cakiran Ee Ceelafweyn
May 12, 2018 - Written by Cabays

Hargeysa (Cabays Media ):- Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye

Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu ka Hadley dagaalka Ceel Afweyn ,waxaana uu si gaar ah uga Hadley hadalkii dhawaan Gudoomiye Ciro ka yidhi dagaalka oo uu dhaliilo u jeediyey

Halkan Hoose Ka Daawo 

 

COMMENTS