Xisbiyada Mucaaridka JSL, xukumada iyo gudi dhexdhexdhexaadin ah oo fool ka fool u kulmay
July 6, 2022 - Written by Cabays
Cabays Media (Hargeisa Somaliland) Kulan la saadaalinayey ilaa iyo maalimihii ugu dambeeyey oo ay wadeen gudi odayaal, madaxdhaqameed iyo Gudoomiyaha Goalaha Guurtida JSL, ayaa maanta ka dhacay xarunta madaxtooyada Jamhuuriyad Somaliland ee Hargeysa.
Kulankan ayaa ahaa kii koobaad oo la isku keeno hogaanka xisbiyada mucaaridka iyo xukumada.
Halkan hoose ka daawo.


COMMENTS