CABAYS.COM
Xog-hayaha Guud Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Soomaaliya Oo Shalay Kulan La Yeeshay Madaxweynaha Maamulk Puntland Maanta Kulan Xasaasi Ah La Qaatay Madaxweyne Biixi
May 13, 2018 - Written by Cabays

Cabayd Media (Hargeysa-JSL)  – Madaxweynaha Jam. Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Mr Michael Keating,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka kulanka.

COMMENTS