Kenya oo markii ugu horreysay hawada u dirtay dayax gacmeed
Dad ayaa isugu soo uruuray jaamacadda Nairobi si ay u daawadaan munaasabad dalka Japan ka dhacaysay oo xarigga looga jarayay dayax gacmeed maxalli ah oo lagu sameeyay gudaha kenya.
Saaynisyahano Kenyan ah, khuburro ka socotay dal...
Toban bilyan oo doolar oo loo yaboohayo iskuullada dalalka danyarta ah
Ra’iisulwasaarihii hore ee Britain Gordon Brown ayaa billaabaya qorshe uu ku aruurinayo 10 bilyan oo doolar si sare loogu qaado waxbarashada iskuullada ee dalalka ugu saboolsan adduunka.
Ra’iisulwasaarahan hore oo hadda ah er...
“Waa in awood loo adeegsada dagaalka beelaha Ceelafweyn ” Cali Warancadde
Cabays Media - (London- UK)“ Cali Warancadde oo ka mid ah siyaasiyiinta waa weyne ee Somaliland oo booqasho ku jooga dalka UK ayaa ka dareen celiyey wararka sheegaya in ay dib uga bilaabmeen dagaalo u dhaxeeyaa laba beelod oo ...