Nin lagu ganaaxay $120 milyan kadib markii uu wacay taleefoono badan
Nin u dhashay dalka Maraykanka ayaa lagu ganaaxay lacag dhan $120 milyan oo doolar kadib markii sida la sheegay uu direy 90 milyan oo taleefoono si aan haboonayn isaga oo isticmaalaya aaladaha garaadka aan rasmiga ahayn leh ee loo...